jump to navigation

DALKA MA AYAGAAN U TAGNAA May 10, 2009

Posted by daldalan in Uncategorized.
Tags:
trackback

waxaan layabaa wadadadan midba uu kitaab la ordayo ilaahay ayaan idinku dhaariayay kitaabka shabaabku dalka u wadaan muxuuu yahay waa iyaga dilaya aqoonyhayadda,culimadda,indheergaraddaka iyo wixii lamidda bal taasi ma kitaab ayaa dhigaya

maxay dhamaan itoobiyaankii dilayaya dadkeena,kufsanayay haweenkeena gowracayaya indhaha bulshadda.bal eeg meesha ay ku dagaalamayaan imisa ayaa dhawacanatay imisa aiaa dhimatay alla maxaa lays xisaabin maalin aan maanta ahayn alle weyne jalawacalaa muxuu dad ciqaabi doona ilaahayow inaga kori ciqaabtaada,raxmaddadana noogu deeq maalin aan hoos aan hooskaaga ahayn mooye hoose kale uusan jirin,caruur,maal iyo faanba waxtarayn.

Comments»

No comments yet — be the first.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: