jump to navigation

DR:CAMOORE April 5, 2009

Posted by daldalan in Kaydka Daldalan, Taariikhda dalka hooyo ee somaliya, Taariikhda geesiyaasha dalkan hooyo.
trackback

Cabdirizak Cllahi Xassan Xiirane waxa uu dhashay 25_february_1990 waxa uuna ku dhashay gobolka Galgaduud ee bartamaha somalia waxa uu waxbarshadiisa diinaga ahayd iyo tiisa maadiga ahba kusoo qaadatay magaaladda caasimadda ah ee Mogdishu halkaas oo uu tagay markuu 6sano jir ahaa Cabdirizaq waxa uu kamid ahaa dufcadii 6-aad ee kaqalinjabisay dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee ABLAAL 22kii bishii june sanadkii 2006da.

  Abdirizak waxa uu kaqeyb galay deeq waxarasho shaybaar ah oo uu kasa qayb galay machadka tababarka shaybaariistayaasha ee PLASMA  june 2006-june 2007. Abdirizak waxa uu ka kamid ahaa dadakii isaga huleelay magaaladda Mogdishu markii ay dalka qabsadeen ciidamadii cadowga xabashidda ee Ethiopia  waxa uuna tagay  magaaladda  Nairobi ee wadanka Kenya  halkaas oo uu kasii watay waxbarshadiisa waxa una waxkabartaa xarunta Eastliegh learning centre (elc).

Abdisrizak waxa uu jecelyahay maadadda cafimaadka  waxa uuna dhawaanahan u kicitimi doonaa wadanka pakistan si uu halkaa uga sii watto waxbarshadiisa jaamacadeed.

WQ: Abdikadir Kassim Muhamed (owqasin)

E-mail: owqasin86@yahoo.com

Comments»

No comments yet — be the first.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: